Category Blog

๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ฎ๐ซโ€™๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐›๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐ญ๐š.

Munaasabad uusoo agaasimay Midowga Ardayda Jaamacadda SIU, ayna taabbaggelineysay Muโ€™asasada Kheyriga ah ee Jaamacadda SIU (SIU Foundation) ayaa caawa ka qabsoontay magaalada Muqdisho. Munaasabaddan oo lagu abaalmarinayay ardaydii kaalmaha hore ka gashay Tartanka Qurโ€™aanka Kariimka iyo sidoo kale guddiyadii kasooโ€ฆ

Kaalmada Agoonta iyo Danyarta

SIU Foundation ayaa boooqatay Xarunta Maama Ugaaso (Mama Ugaaso Foundation) oo ah xarun lagu daryeelo carruur isugu jirta agoon, rajooyin iyo kuwo duruufo kale qaba, waxayna gaarsiisay kaalmo ay ugu talaggashay in ubadkaasi Soomaaliyeed ee xaruntu ay gacanta kuheyso laguโ€ฆ

Afuri walaalkada

June 8 (SIU) โ€“ Waxaa jaamacadda caalamiga soomaaliya kalaqeyqaadatay somali youth citizen voice waxqabadka loo qabtay qeyb kamid ah bulshada oo loogu magacdaray Afuri walaalkada baahan.

Barnaamijka Caawinaada Abaaraha

Sanadkii March 2017 jamacda SIU waxee cawimad gaarsiisay dad barakacayaal oo ku sugan Weedow oo kuyaalo duleedka mogadishu, dadkaas oo kaso barakceyn gobolada dalka Waxa lagaraasiiyay, deeq isugu jirta cunto,dhar, alaab iyo daawooyin,