Barnaamijka Caawinaada Abaaraha

Sanadkii March 2017 jamacda SIU waxee cawimad gaarsiisay dad barakacayaal oo ku sugan Weedow oo kuyaalo duleedka mogadishu, dadkaas oo kaso barakceyn gobolada dalka

Waxa lagaraasiiyay, deeq isugu jirta cunto,dhar, alaab iyo daawooyin,