Tan iyo markii ay bilatay bisha barakaysan ee Ramadaan, SIU Foundation waxey dadaal badan ku bixinayay sidii loo caawin lahaa dadka danyarta ah ee ku dhaqan xeryaha barakacayaasha ee duleedka Muqdisho ee aan awoodin inay helaan adeegyada ay u baahanyihiin.



