SIU Foundation oo Gargaar Caafimaad Gaarsiiyay Barakacayaal ku Nool Duleedka Muqdisho

Ardayda Kulliyadda Culuumta Caafimaadka gaar ahaan Waaxda Sheybaarka oo ay lasocdaan dhakhaatiirta Jaamacadda SIU qeybo ka mid ah ayaa gargaar caafimaad oo isugu jira baaritaan iyo daaweyn u sameysay dad barakacayaal ah oo kusugan xeryo kuyaalla duleedka magaalada Muqdisho oo aan awoodin in ay helaan daryeel caafimaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *